Wararka

Madaxweyne Farmaajo “Waa in degdeg loo joojiyaa dirirta sokeeye ee ka socota Ceel-Afwen”

Muqdisho (SNTV)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka tiiraanyeysan yahay shaqaaqada iyo colaadda dadka walaalaha ah ee ka socota...

Wasiir Goodax oo daah-furay mashruuca horumarinta waxbarashada

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furay isla markaana saxiixay mashruuca horumarinta waxbarashada ee (Education Cannot Wait),...

Ciidanka ammaanka oo Degmada Dharkeynleey kusoo bandhigay Burcad Shacabka dhac u geysan jirtay iyo Hubkii ay wateen

Muqdisho-(SNTV)-Ciidanka ammaanka ayaa Maanta Saldhigga Degmada Dhankeynleey kusoo bandhigay Lix Nin oo Burcad ah, kuwaas oo Dadka Rayidka ah dhac iyo handedaad u geysan...

Wasiir Goodax oo kormeeray halka ay ka socoto diyaarinta natiijada Imtixaanaadka

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre ,ayaa Maanta kormeer ku tagay  xarunta ay ka socoto shaqada imtixaankii Wasaaradda waxbarashada...

FAALLO: Gaalkacyo Mideysan waa Soomaali Mideysan

Beryahaan waxaa socdaal shaqo ku kala bixinayay Deegaanno ka tirsan Gobollada Galguduud iyo Mudug Raiisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, wuxuuna safar...

Ugu Akhris Badan