Wararka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo qaabbilay Safiirka Ingiriiska u jooga Soomaaliya

Muqdisho-(SNTV)-Guddoomiyaha Aqalka sare , Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay, Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya , Benjamin James Fedner; iyagoo ka wada...

Taliye ku-xiggeenka Ciidanka Booliska “Wadooyinka Halbowlaha G/Banaadir waxaa laga mamnuucay dhigista Baabuurta”

Muqdisho-(SNTV)- Qoraal digniin ah oo kasoo baxay Xafiiska Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto ; Zakiya Xuseen Axmed, ayaa lagu sheegay in laga...

Kulan looga hadlayay doorka ay Dhallinyarada iyo ganacsatadu ka qaadan karaan horumarka Dalka oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay kulan soconayay Saddex Cisho, kaas oo looga hadlyayay doorka Dhallinyarada , aqoonyahanada iyo ganacsatada Soomalaiyeed ay ka qaadan...

Madaxweyne Waare iyo James Swan oo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka QM iyo maamul Goboleedyada Dalka

Jowhar-(SNTV)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare , ayaa Xafiiskiisa Jowhar ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo wakiilka xoghayaha guud ee QM Soomaaliya, James Swan. Wafdiga...

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug

Dhuusamarreeb (SNTV):-Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug. Guddigan Caawa la magacaabay...

Ugu Akhris Badan