Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qayb galay shirka EAC

Madaxwweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galay shirweynaha 24 ee caadiga ah oo ay yeelanayaa...

QM oo ku baaqaysa ‘la dagaallanka Tacadiyada Haweenka iyo Ilaalinta Xuquuqda Carruurta’

Xafiiska ku meel gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa soo saaray War saxaafadeed ku aadan Xadgudubka Jinsiga ee Somaaliya, waxaana lagu yiri...

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo Khawaarijta ka dhan ah ka wado deegaanno hoostaga Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgallo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ka sameeyay deegaanno u dhexeeyo gobollada Shabeellaha dhexe iyo Galgaduud. Guutadda 26-aad Cali Bin Abii...

Israa’iil oo Gaza ku dishay 100 ruux 24-kii saac ee u dambeeyay

Ku dhawaad ​​100 falastiiniyiin ah ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay weerarrada Israa’iil ay ka fulisay Gaza 24-kii saac ee la soo dhaafay. Dadka...

Ugu Akhris Badan