Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wadajir u qaabbilay Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya , James Swan iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska...

Madaxweyne Lafta gareen iyo Safiirka Qadar oo ka wada hadlay mashaariic laga fulinayo Koofur Galbeed

Madaxweynaha maamul goboleedka Koofur  Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Shalay Xafiiskiisa Baydhabo ku qaabbilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Safiirka Soomaaliya u...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta qaabilay Wafdi ka socda Ururka Midowga Afrika oo uu horkacayo Thabo Mbeki  

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta ku qaabilay Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee...

Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland sii deynta Xubnaha xiran ee Guddiga Dhismaha Waddada Boosaaso

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la xiriiray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa adkeeyay muhiimadda...

Golaha Aqalka sare oo maanta ka dooday hindise sharciyeedka mihnadlayaasha Caafimaadka “Sawirro”

Muqdisho (SNTV) Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah ka dooday  Ajendaha shirkooda oo ahaa  Akhrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka Golaha...

Ugu Akhris Badan