Wararka

QM oo cambaareysay Qarax ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose

Wakiikla gaarka ah ee Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeeysa u qaabilsan arrimaha Somaaliya Mr. James Swan ayaa si xooggan u cambaareeyay Weerarkii lagu qaaday Xafiiskii...

DFS oo guddi u saartay gurmadka dadkii ku waxyeelloobay qaraxa Muqdisho

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa  magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir, oo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Faah-faahin ka bixiyey Qaraxii ka dhacay Xarunta Dawladda Hoose.

Muqdisho (SNTV)- Waxaa hadda Saxaafadda kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Casho Sharaf sagootin ah loogu sameeyay Baydhabo”Sawirro”

NSTV:-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)  oo xalay ka qayb galay munaasabad sagootin ah oo loogu sameeyay magaalada...

Dowladda Qatar”xiriirka Soomaaliya&Qatar waa mid ku dhisan xushmad&ilaalinta danaha labada dal

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska warfaafinta ee dowladda Qatar ayaa looga hadlay warbixintii uu daabacay wargeyska the Newyork times,iyadoo dowladda Qatar...

Ugu Akhris Badan