Wararka

Guddiga Ka Hortagga Covid-19 Oo Shir Ka Yeeshay Dabaal-Dega Ciidul Fidriga

Shirka joogtada ah ee guddiga xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus oo habeen weliba la qabto ayaa waxaa looga hadlay arrimo ku aadan munaasabadda Ciidul-Fidriga...

Wasaaradda C/Fimaadka XF Soomaaliya Oo Xaalado Cusub Diiwaangelisay ‘Sawirro’

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay xanuunka Karoona ka...

Ururrada Haweenka Oo Ka Shiray Xoojinta Wada Shaqeynta Ka Dhexeysa Iyo Horumarka Dalka

Kulanka oo Muqdisho lagu soo gabo gabeeyay ayaa socday muddo saddex cesho ah waxaana looga hadlayay qorshaha istaraatiijiyadda ay ku shaqeyn doonan Ururka Haweenka...

Qeyb-Diid Iyo Madax Kale Oo Joojiyay Colaad Ka Taagnayd Deegaanka Ka tirsan Gaalkacyo

Wafdi uu hogaaminayo Senatar Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid isla markaana ay qeyb ka yihiin maamulka Gobolka Mudug kan degmada Gaalkacyo ayaa gaaray Degaanka Taarroge...

Xudur Oo Ka Cabanaya Saameynta Covid-19 Ee Nolosha Danyarta Ah “Sawiro”

Dadka danyarta ah iyo ganacsatada magaalada Xudur ayaa si wadajir ah uga cabanaya saameynta cudurka safmarka ah ee COVID 19 uu ku yeeshay nolosha....

Ugu Akhris Badan