Wararka

Dadka u soo ridanyo xanuunka covid-19  oo kusoo badanaya magaalooyinka Galmuudug 

Waxaa sii kordhaya tirada dadka lagu arkayo caalamadaha Caronavirus sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka Galmudug,ilaa hada waxaa la helay ilaa iyohada 54 qof  oo...

Dowladsa Soomaaliya oo cambaariysay weerarkii argagixisadu ay ku qaaday dadka rayidka ah ee istibaalayay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye (War-saxaafadeed)

Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay weerarkii bahalnimada ahaa ee maantay ay argagisadu ku qaaday dad riyadah oo saarnaa gaari ay dadwaynahu isticmaalan...

Prof. Dufle: Sigaarka & Shiishadu waxay fududeeyaan qaadidda iyo faafidda cudurka COVID-19

Muqdisho:-(SNTV)-31-ka May maalinta Caalamiga ah ee joojinta tubaakada &Sigaarka (world no Tobacco day), Iyadoo sanad walba maanta oo kale 31-ka May ay ku beegan...

Qarax dad badan ay ku dhinteen oo saakay ka dhacay Duleedka Muqdisho

Waxaa saakay Laamiga isku xira Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan deegaanka Xaawa Cabdi ka dhacay qarax miino oo dad badan ay ku dhinteen. Sida aan...

Ciidanka Xoogga oo khaarijiyay ku dhawaad 20 ka tirsan Maleeshiyada Al-shabaab

Kaddib howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka Xoogga dalka ka sameeyeen tuulooyinka Buulo-urunji iyo busleey oo hoosyimaada deegaanka Jannaale ee gobolka shabeellaha hoose ayay ku...

Ugu Akhris Badan