Wararka

Wasaaradda Gadiidka Iyo Duulista Hawada XFS Oo Casriyeysay Adeegyada Gadiidka+Sawirro

Waaxda gadiidka rayidka ah ayaa lagu sameeyay isbedelka dhanka hormarinta adeegyada gadiidka dadweynaha si bulshada Soomaaliyeed loogu fududeeyo adeegyada ay u qabato. Halkaan waxaa xarunta...

Trump Oo Ku Hanjabay Inuu Ciidamo U Dirayo Goobaha Rabshadaha Ka Socdaan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trumo ayaa ku hanjabay in ciidamo milateri u dirayo goobaha ay ka soconayaan dibadyada rabshadaha wata ee ka socda qeybo ka...

Madaxweynaha Galmudug Oo Shaaciyey In Ay Deegaannada Galmudug Hub Aruurin Ka Sameynayaan.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegay in maamulkiisa uu dadaal badan uu...

Dadka u soo ridanyo xanuunka covid-19  oo kusoo badanaya magaalooyinka Galmuudug 

Waxaa sii kordhaya tirada dadka lagu arkayo caalamadaha Caronavirus sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka Galmudug,ilaa hada waxaa la helay ilaa iyohada 54 qof  oo...

Dowladsa Soomaaliya oo cambaariysay weerarkii argagixisadu ay ku qaaday dadka rayidka ah ee istibaalayay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye (War-saxaafadeed)

Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay weerarkii bahalnimada ahaa ee maantay ay argagisadu ku qaaday dad riyadah oo saarnaa gaari ay dadwaynahu isticmaalan...

Ugu Akhris Badan