Wararka

Wasaaradda C/fimaadka XFS Oo Qalabka Kahortagga Covid-19 Gaarsiisay Galmudug+Sawirro

Wasaaradda C/fimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta agab Caafimaadka gaarsiisay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamul Gobaleedka Galmudug taasi oo loogu talagalay...

Hay’adaha U Xilsaaran Dib-U-Eegista Dastuurka Oo Si Wadajir Ah U Kulmay.

Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa shir-gudoomiyay kulan saddex geesood ah oo ku qabsoomay qaabka muqaal-shireedka Internetka kaasoo u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha...

Dowladda Soomaaliya Oo Agab Loogu Talo galay Ka hortagga Covid-19-ka Guddoontay Dowladda Qatar “Sawirro”

Diyaarad ciidan oo ay leedahay dowladda Qatar islamarkaana siday qalabka looga hortago faafitaanka cudurka COVID 19 ayaa galabta soo cago dhigatay garoonka caalamiga ah...

Maamulka Gobalka Banaadir Iyo Wasaarada Haweenka Oo Deeq Lacageed Gaarsiiyay Qoysas Dan Yar Ah

Maamulka Gobalka Banaadir iyo Wasaarada Haweenka Ayaa deeq lacageed oo xaqul ciid ah gaarsiiyay ku dhowaad 200 oo qoys oo dan yar ah oo...

Caalamka Oo Tartan Adag Ugu Jira Soosaarista Tallaal Looga hortagi Karo Cudurka Corona.

Caalamka ayaa tartan uga jira sidii lo soo saari lahaa tallaalka Corona Virus xilli  Mareykanka iyo Yurub laga filayo in ay soo saarisaan tallaalka...

Ugu Akhris Badan