Wararka

Kheyre: “Hadii Aan Xal Waara Loo Helin Daadadka Iyo Maamulka Biyaha Lama Gaarayo Horumarka”

R/Wasaaraha Jamh.mudane Xasan Cali Kheyre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa ku baaqay gurmad deg deg...

Dowladda Oo Qorsheyneysa in La Hir-geliyo Xarumo Dheeraad Ah Ee Baarista COVID19 “SAWIRRO”

Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 49 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 bukaanna...

Dowladda Federaalka Oo Shixnad Gar Gaar Ka Guddoontay UNHCR Iyo WHO+Sawirro

Diyaaraddaan ayaa sidday shixnad gargaar ah oo ka koobneyd 22.5 tan oo ah agabka fatahaaddaha sida teendhooyin,maro kaneeco, maacuun Iyo kuwa kale oo muhiim...

Warfaafinta Oo Qalabka Kahortagga Covid-19 Ku Wareejisay Ciidanka Booliska

Wasiirka Warfaafinta ahna Guddoomiyaha Guddiga Wacyigalinta Qaran ee COVID-19 Maxamed C/di Xayir ayaa qalabka kahortagga cudurka dillaaga ee Covid-19 ku wareejiyay Taliska  ciidanka Booliska...

Danab Oo Weerartay Meel Ay Ku Shirayeen Saraakiil Ka Tirsan Al-Shabaab

Ciidamada Danab ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay weerareen deegaanka Carabow oo 50-km u jira degmada Bu’aale ee Gobalka J/ dhexe halkaasoo ay ku...

Ugu Akhris Badan