Wararka

Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay heshiiska dhexmaray qeybaha Suudaan.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres  ayaa soo dhoweeyayheshiiska nabadeed ee Dowladda Suudaan iyo hoggaamiyasha dhaqdhaqaaqyada hubeysan ay ku gaareen Koonfurta Suudaan, gaar...

Ilhaan Cumar iyo Xildhibaanno kale oo dacwad ka gudbiyay Askar falal xun kula kacay Dad Muslimiin ah.

Xildhibaanno ka tirsan Aqalka wakiillada  Mareykanka oo ay ka mid tahay Ilhan Cumar ayaa dacwad ka gudbiyay ciidamada ka hortagga qaxootiga iyo kuwa canshuuraha,...

Madaxweynaha Jubbaland oo tababr usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada daraawiishta Jubbaland.

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada darawiishta dowlad goboledka  Jubbaland kuwaasi oo qeyb ka...

Wasaradda Gaadidka XFS oo ku howlan horumarinta garoomada diyaaradaha dalka.

Wasarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya aya gobollada dalka ka billowday qorshe lagu hormarinayo garoomada diyaradaha ee ku yaalla magaalooyinka dalka. wafdi uu horkacayo sii...

Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada XFS & wafdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan Balcad.

Wafdi uu hoggaaminayo sii hayah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Goodax Barre ayaa saakay ka ambabaxay Magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda magaalada...

Ugu Akhris Badan