Wararka

Saraakiil ka tirsan HSJ oo loo qabtay tababar la xiriira barista iyo hubinta Dukumentiyada

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duxulow ayaa furay tababar ku saabsan baarista iyo hubinta dukumentiyada, kaas oo ay ka faa’iideysanayaan...

General Tuuryare oo Taliyaha CXD la wadaagay Shaqada Isbaheysiga IMCTC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta xarunta Taliska Xoogga ee Wasaaradda Gaashaandhigga kusoo dhaweeyay Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda...

Jaamacadda Ummadda oo kaashaneysa Machadka Aljazeera oo daahfurtay laab loogu talagalay xirfadaha warbaahineed

Rektorka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, iyo Safiirka Dowladda Qadar ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furay Laabka Warbaahinta ee...

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada ee XFS Mudane 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗺 (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶), ayaa intii uu socday Shirweynaha 28-aad ee Ururka Boostada Adduunka (UPU), la yeeshay...

Ugu Akhris Badan