Wararka

Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee hey’adda Care

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee hey’adda Care International, Mr...

Dowladda oo dalka kusoo celisay muwaadiniin laga soo daayay xabsiyada Libya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 173 muwaadiniin ah, kuwaas oo laga soo daayay xabsiyada dalka Libya. Diyaaradda sidday muwaadiniinta la soo...

Marwada Madaxwayanaha dalka oo kulan la yeelatay Marwada Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Marwada Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa kulan mirodhal ah Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya kula yeelatay Marwada Safiirka Turkiga ee Soomaaliya...

Soomaaliya iyo Seerbiya oo kala saxiixday heshiis iskaashi diblomaasiyadeed

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kula kulmay magaalada New York ee dalka Mareykanka, dhiggiisa dalka Serbia, Mudane Marko...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shirka astaynta dowladnimada Falastiin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa magaalada New York uga qeyb-galay shir heer...

Ugu Akhris Badan