Wararka

Ciidanka Danab oo la wareegay deegaanka Tooratoorow

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ciidanka sida gaarka u tababaran ee Danab ayaa...

Ruushka oo martigalinaya maanta shir looga hadlayo xaaladda dalka Libya

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegtay in maanta oo Isniin ah Moscow ay ku kulmi doonaan ra'iisal wasaaraha dowladda QM ay aqoonsan tahay...

Madaxweyne Farmaajo Oo Cuman Uga qayb galaya Aaska Loo Sameynayo Suldan Qaaboos

Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow u amba baxay dalka Cumaan, si uu uga qeyb galo tacsida qaran ee u taala shacabka...

Xoghayaha Difaaca Maraykanka oo Sheegay in aysan Ogayn Qorshayaal Ay iiraan Ku Weerarayso Qaar Ka Mid Ah Safaaradaha America ee Caalamka.

Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Mark Esper ayaa sheegay inuusan arkin  xog ay ka heleen ama ka timid saraakiisha sirdoonka maraykanka taasoo tilmaamaysa in Iiran ay qorsheyneysay inay...

Xabbad joojintii dalka Libya oo burburtay

Xabbad joojinta burburtay ayaa bilaabatay maalin kahor, kadib markii Dowladda Libya ay cadaadis kala kulantay dalalka Ruushka iyo Turkiga, si ay u aqbasho. Dowladda ay...

Ugu Akhris Badan