Wararka

Go’aan Dowlad KMG ah loogu dhisayo is-maamulka Tigreega oo la ansixiyay.

Aqalka sare ee Baarlamaanka Itoobiya ee looyaqaan “house of federation in ethiopia” ayaa maanta ansixiyay go’aan dowlad kumeel gaar ah loogu dhisayo is-maamulka Tigreega...

Baarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa+(SAWIRRO).

Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta kalafadhiga 1aad kulinkiisa 4aad ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle. Kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa shir gudoominayay...

Madaxii Shaqaalaha Aqalka Cad ee Maamulka Trump Mr Mark Meadows ayaa laga Helay cudurka Covid 19.

Madaxa shaqaalaha aqalka cad ee Maamulka Madaxweyne Trump ayaa laga helay cudurka Corona Vires iyadoo Dalka Mareykanka laga helayo kiisas cusub la diiwaangalinayo kuwaasi...

Ayax ku habsaday islamarkaana xaalufiyay beero ku yaalla gobolka Shabeellaha hoose.

Ayax fara badan oo gaaray gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku habsaday dhu beereedka ku yaalla gobolkaas, gaar ahaan degmada Wanlaweyn iyo tuulooyinka hoostaga. Ayaxa ayaa...

Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta lagu wado in kulankoodii caadiga ahaa Muqdisho uga furmo.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya xarunta kumeel gaarka ah (KMG) ee Villa Hargeysa. Ajendaha kulanka...

Ugu Akhris Badan