Wararka

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo si rasmi ah ubilaabatay.

Xidhibaannada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goor dhaw bilaabatay codeynta madaxweynaha afarta sano ee soo socoto hogaamin doono Hirshabeelle . Codeynta ayaa mid qarsoonka oo lagu...

Shirka gabo-gabeyda dib u Eegista farsamo ee Dastuurka oo Muqdisho ka socda+(SAWIRRO).

Waxaa hadda ka socda magaalada Muqdisho, Shirka Wadatashiga Hay’adaha Dastuurka ee heer federaal iyo heer dawlad goboleed. Shirka ayaa lagu wadaa in lagu soo gebo-gabeeyo...

Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ee ku suganMagaalada Jowhar+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Mudane Dr. Cabdi Xakiim Luqmaan Xaaji Muxumad ayaa maanta oo arbaco ah waxaa uu kulan lagu xoojinayo sugida amaanka la qaatay...

Deg Deg Ra’iisul wasaaraha Boqotooyada Baxreyn oo geeriyooday.

Ray,sul wasaarihii boqortooyada Baxrayn Sheikh Khalifa bin Salman al Khalifa ayaa geeriyooday, sida ay Qasriga Boqortooyada shaacisay Maanta. Sheikh Khalifa bin Salman oo 84 sano...

Dowlada Ruushka oo bilowday geynta ciidamo nabad ilaalineed Gobolka lagu muransanyahay ee Karabaakh.

Wasaraadda difaaca ee Dalka Ruushka ayaa sheegtay in ciidamo nabad ilaalineed ay u dirtay Gobolka ay isku Hayaan Dowladaha Azrebijaan iyo Armeeniya waayadii danbe...

Ugu Akhris Badan