Wararka

Golaha deegaanka Xudur oo warbixin ka dhageystay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Howlaha Guud ee DG K/galbeed.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud,dib u dhiska iyo guryeynta Dowlad goboleedka K/galbeed Yuusuf Wadani ayaa warbixin ku saabsan shaqada Wasaaradda siiyay golaha deegaanka...

Mareykanka oo war kasoo saaray weerarkii TPLF ay ku qaadeen ee Eritrea.

Dowladda Mareykanka ayaa canbaareysay weerar gantaalo ah oo TPLF ay ku garaaceen magaalada Asmara ee xarunta Eritrea. Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee afrika Tibor...

Howlgalo la xiriira Dhinaca Amaanka Oo Ka Bilowday Gobalka Bari+(SAWIRRO).

Howlgal Uu Hogaaninayay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari GSare Xuseen Cali Maxamuud Ayay Ciidmada Booliska Gobalka Bari Ka Sameyeen Buuraha U Dhexeeya Bosaaso Ilaa...

(DAAWO) Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyey booqashadii maanta uu safiirka Turkigu ku yimid wasaaradda+(MUUQAAL).

Safiirka ayaa booqday qeybaha kala duwan ee Wasaaradda Warfaafinta iyadoo ay wasiirka iyo safiirku ka wada hadleen qaabka loo mataaneyn lahaa Warbaahinta labada Dal. Halkaan...

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland oo kormeeray dhismaha ka socda madaxtooyada Puntland+(SAWIRRO).

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray dhismeyaasha cusub ee lagu kordhinayo Madaxtooyada kuwaasi oo...

Ugu Akhris Badan