Wararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle oo booqday Xeryaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan ayaa kula dardaarmay Sugida Amniga+(SAWIRRO).

Madaxweyne ku-xigenka Dowlad Goboleedka hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed)  oo uu wehliyo Gudomiye ku-xigenka 1aad ee Barlamanka Hirshabeelle ayaa maanta booqday Xerada ciidanka...

Maamulka iyo Ciidamada Amniga Galmudug oo ku guuleystay Xalinta Xiisado Colaadeed oo ka jirtay Xadka Gobolada Mudug iyo Galgaduud+(SAWIRRO).

Maamulka Galmudug Oo Kaashanaya Ciidamada Amniga Qaranka Gaar Ahaan Ciidamada Boliiska Iyo Kuwa Xoogga Dalka Ayaa Ku Guuleeystay Xalinta Xiiso Colaadeed Oo Maalmihii U...

Midowga Afrika oo Ergo u magacaabay xalinta colaada Itoobiya ka aloosan.

Madaxweynaha koonfur afrika Cyril Ramaphosa oo iminka ah hogaamiyaha ururka midowga afrika ayaa 3 xubnood u magacaabay in ay wada hadal ay ku dhameeyaan...

Finland ayaa galeysa xayiraad kadib markii ay kordheen kiisaska cudurka Coronavirus.

Magaalooyinka Helsinki, Espoo, Vantaa iyo hareerahooda oo kamid ah Dalka Finland ayaa la go’aamiyay xadaymo cusub laga bilaabo 23.11.2020 waxaana ay socon doonaantaa mudo...

Ciidanka Itoobiya oo qabsaday labo magaalo oo muhiim ah, kuwaas oo ku yaala gobalka tigreega.

Gudiga xaalada deg dega ee dowlada itoobiya u magacoowday gobalka tigreega ayaa sheegay in ay ciidanka dowlada itoobiya la wareegeen magaalooyinka Axun iyo Adwa...

Ugu Akhris Badan