Wararka

Agaasimaha Guud ee Qorsheynta oo la qeyb-galay madasha caalamiga ah ee horumarka Busan 2025

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Shire, ayaa ka qeybgalay Madasha Busan ee Iskaashiga iyo Horumarka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay daah-furka adeegga Xajka sanadka 1447/ 2026

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa ka qeybgalay Munaasabadda Daahfurka adeegga Xajka sanadka 1447/ 2026 iyo Xeritaanka xajkii...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay iskaashiga dhaqaalaha iyo maalgashiga

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la qaatay Sultan bin Abdulrahman Al-Marshad oo ah Madaxa ugu sarreeya...

Duqa Muqdisho oo qaabilay wafdi ka socda Jaamacadda Carabta

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa qaabilay wafdi ka socda Laanta Ururka Jaamacadda Carabta u xilsaaran Waxbarashada,...

Kulan looga hadlayay xasilinta dalka oo lagu qabtay muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa furay kulanka billaha ah ee guddiga farsamo ee xiriirka arrimaha xasilinta. Kulanka...

Ugu Akhris Badan