Wararka

Barlamaanka JFS Oo Laga Codsaday Meelmarin Hindise Sharciyeedka Jinsiga+Sawirro

Shirkan oo ay soo qaban-qaabiyeen urrurada Arrimaha Xuquuqda Haween oo kala ah SSWC, IIDA Iyo SWA ayaa looga haylayay sidii loo meelmarin lahaa hindise...

Wasiirka Warfaafinta XFS Oo Ka Qeyb Galay Shirka Wasiirada Dalxiiska Ee Dowladaha Carabta “Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka qeyb galay shir wasiirada dalxiiska dowladaha carabta maanta ay...

Diyaaraddii 6-aad Oo Dalka Dib Ugu Soo Celisay Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Dalka Ku Soo Noqday “Sawirro”

Diyaaradda Daallo oo sida 139 Mawaadiniin Soomaali ah oo muddo ku xayirnaa magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta gelinkii dambe ka soo...

Laftagareen Oo Kala Hadlay Saraakiisha Guutada 9-Aad Dib U Xoreynta Deegaanno Horleh+Sawirro

Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kulan looga hadlayay ciribtirka maleeshiyada shabaab ee Gobalka Bakool la qaatay Taliska Guutada 9-aad ee Ciidanka Xoogga...

Galmudug Oo Xerada Dhaan-Karooni Isugu Geysay Ciidamada Ka Mid Noqonayo Daraawiishta+Sawirro

Xeradii Labaad ee ciidamada Daraawiishta Galmudug lagu xaraynayo laguna tababarayo ayuu wasiirka amniga dawlad goboledka Galmudug Axmed Macalin Fiqi uu  isugu geeyey gaadiid dagaal...

Ugu Akhris Badan