Wasiirka Warfaafinta XFS Oo Ka Qeyb Galay Shirka Wasiirada Dalxiiska Ee Dowladaha Carabta “Sawirro”

Date:

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka qeyb galay shir wasiirada dalxiiska dowladaha carabta maanta ay ku yeesheen habka muuqaalka Internet ka.

Shirkaan ayaa Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska XFS waxaa ku wehlisay Agaasimaha dalxiiska Wasaaradda Farxiyo Samaan, waxaana looga hadlay saameynta cudurka Covid-19 uu ku yeeshay Dalxiiska iyo qaabka looga soo kabanayo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...

Wasiirka Kalluumeysiga oo Qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Mudane...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Masar ee Arrimaha Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Hoggaamiyaha Koongur Galbeed oo Daah furay Imtixaanaadka Dugsiga Dhexe ee Degaannada KGS

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...