Wararka

Maalinka caalamiga ee dadka baahida gaarka qaba ama naafada ah oo aduunka laga xusayo.

3 December waa maalinka caalamiga ah ee loo aqoonsaday in ay leeyihiin dadka naafada ah waxaana qaramada midoobe u asteysay maalinkan in lagu baraarugo...

Amb.Francisco Madeira oo muqdisho kula kulmay taliyaha cusub ee howlgalka tababarka ciidanka midowga Yurub ee soomaaliya.

Wakiilka midowga afrika ee soomaaliya Francisco Madeira ayaa la kulmay madaxa howlgalka tababarka ciidanka midowga Yurub  ee soomaaliya jeneraal Fabiano Zinzone. Kulankan oo ka dhacay xarunta...

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo kulan is xog wareysi ah la qaadatay maamulka iyo dhaqaatiirta Isbitaalada gaarka loo leeyahay+(SAWIRRO).

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya , madxda Isbitaalada gaarka loo leeyahay iyo kuwa ay dowladu maamusho iyo dhaqaatiir ayaa ka qeyb galay kulankan...

General, Odowaa Yuusuf Raage, Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska Danab+(SAWIRRO).

Munaasabadan oo lagu qabtay Xerada Ciidanka Kumaandoos Danab Balidoogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose islamarkaana ay ka qeyb galeen Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sare...

Dowlad Goboleedka Puntland oo faahfaahin ka bixisay shilkii diyaarada Air Jabuti Garoonka Magaalada Garoowe.

Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada Puntland Cismaan lug toor ayaa faahfaahin ka bixiyay shil diyaaradeed oo ka dhacay gudaha Garoonka diyaaradaha ee Gen/Mohamed Abshir...

Ugu Akhris Badan