Wararka

Dowladda Soomaaliya oo Kenya uga digtay hubeynta jabhad xasillooni darro ka abuurta gudaha dalka.

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya si dhow ula socto abaabul Milateri oo dowladda Kenya ay...

Howlgal lagu dilay Horjoogeyaal ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Jubbada Hoose.

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen degaanno hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose,...

Ra’iisul wasaaraha XFS “Shacabka Soomaaliyeed waa in ay u midoobaan la dagaalanka Cadowga”.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada iyo ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxeen Saraakiishii ...

Wasiirka arimaha dibadda JFS oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii argagaxisada ee ka dhacay magaaladaasi.

Wasiirka Arrimaha Dibedda JFS Mudane Maxamed Cabdirisaaq waxuu caawa booqday dadkii  ku dhaawacmay qaraxii argagaxisada ee galabta ka dhacday Magaalada Gaalkacyo. Waxaan leennahay Allaha u booga...

Qaramada midoobe oo canbaareysay weerakii argagaxisada ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Xafiiska qaramada midoobe ee soomaaliya UNSOM ayaa si aad ah u canbaareeyay weerarka isqarxinta fuleynimada ah oo argagaxisadu ay ka geysteen garoonka kubadda cagta...

Ugu Akhris Badan