Wararka

UNHCR oo shaacisay dalalka qaabilay Qaxootiga sanadkii tegay.

Hey’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR waxay sheegtay in sanadkii naga idlaaday ee 2020 oo ay dad badan qaxooti noqdeen sababo la...

Madaxweynaha Puntland oo casho sharaf u sameeyay martidii ka qeyb gashay shirkii Garowe+(Sawirro).

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi  Deni,ayaa xalay Casho sharaf u sameeyay Madaxda Dowladda Federaalka, Madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubbaland, Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo caddeeyay in qoondada haweenku tahay geed ka go’an

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay sidii haweenka Soomaaliyeed ay u heli...

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Khaliif Haashim.

Kusimaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ahna Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane, Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka tacsiyeeyay geerida allaha u naxariistee xildhibaan...

Ugu Akhris Badan