Wararka

Taliska nabad-sugidda Jubbaland oo soo saaray digniino.

Taliska nabad sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ayaa shacabka iyo ganacsatada uga digay in ay u nuglaadaan hanjabaadaha uga imaanaya maleeshiyaadka Alshabaab. Taliyaha Nabad sugidda Jubbaland...

Shabkad ka tirsan Al-shabaab oo gacanta lagu dhigay.

Hawlgallo ay ciidanka nabad-sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ka sameeyeen xaafadaha magaalada Kismaayo ayaa lagu soo qabtay saddex ruux oo lagu eedeeyay in ay ka...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo ku wajahan dalka Kuwayt.

Ra’iisal-Wasaaraha  xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu wadaa in maanta uu safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda ah uu dalka dibaddiisa ugu...

Dhakhaatiirtii ka hortagga Covid-19 oo xaflad loogu qabtay Muqdisho+”SAWIRRO”

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta maamulka gobolka Banaadir Marwo, Basma Caamir Axmed (Jakeetti) iyo sii-hayaha wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Xukuumadda federaalka...

Sacuudi-Carabiya oo si taxadar leh u furtay gudashada acmaasha Xajka iyo Cumrada.

Boqolaal qof oo muwaadiniinta Sacuudiga ah ayaa lagu soo dhaweeyay misaajidka weyn ee Maka si ay acmaasha cumrada u gutaan ka dib toddobo bilood...

Ugu Akhris Badan