Wararka

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan sagootin ah la qaatay safiirka Ingiriiska u fadhiyay Soomaaliya+(SAWIRRO).

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya Mudane, Ben Fender kaasi oo ay...

Wasiirkii hore ee difaaca Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji oo Geeriyooday.

Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Wasiirkii hore ee Difaaca Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji oo ka mid...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay falalkii ugu danbeeyay ee aragagixisadu ka geysatay Soomaaliya.

Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa si kulul u cambaareeyay weeraradii ugu danbeeyay ee argagixisadu ka geysatay dalka Soomaaliya kuwaas oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen...

Barlamaanka Jaamacadda Carabta oo soo dhaweeyay Shirka golaha wadatashiga Qaranka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil bin Cabdul Raxman Al Casumi ayaa soo dhaweeyay shirka golaha wadatashiga qaranka ee udhaxeeyay madaxda dowladda federaalka,kuwa dowlad goboleedyada dalka...

Ra’iisul wasaaraha dalka oo faray hay’addaha amniga inay furaan isgoyska Dabka.

Ra’isul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray hay’addaha amniga inay furaan isgoyska Dabka oo xalay la xiray. Ra’isul wasaare Rooble oo...

Ugu Akhris Badan