Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed Magaalada Durban ee K/Afrika iyo Mas’uulin kasocotay Safaaradda Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay magaalada Durban.

Mas’uulinta Safaaradda oo uu hogaaminayo Danjiraha oo ay wehliyaan Uqeybsanayaasha Ganacsiga iyo Waxbarashada ayaa socdaal ku tagay magaalada Durban,waxeyna kulamo la qaateen qaar ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Golaha Ammaanka QM uga warbixiyay xaaladda Soomaaliya Baydhabo.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay u jeediyay Golaha Ammaanka, ayaa sheegay in howlaha doorashooyinku marayaan meel wanaagsan, guddiyadii loo xulayna ay...

Wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo Golaha Ammaanka QM uga warbixiyay xaalada guud ee Soomaaliya.

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladda guud ee Soomaaliya ka siiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. James Swan...

Shirka Qaran ee talabixinta dhaqanka oo laga furay Muqdisho+(SAWIRRO).

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS,mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka Qaran ee ka...

Wasaaradda Caafimaadka oo maro kaneeco ka qaybisay qaar ka mid ah gobollada dalka+(SAWIRRO).

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada qeybteeda xakamaynta Duumada ayaa waxay howlo kormeer u joogaan Gobollada dalka si ay ugu kuur galaan xaaladaha kaneeco ee...

Ugu Akhris Badan