Wararka

R/Wasaare Rooble oo war ka soo saaray kiiska Ikraan Tahliil (Daawo)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo sheegay in warbixintii ay NISA ka soo saartay...

Xubno ka socda Guddiga doorashooyinka heer federaal oo gaaray Jowhar

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal mudane Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle. Guddoomiye Mataan...

Madaxweynaha ku-xigeenka Hirshabeelle oo lagu soo dhoweeyay Jowhar

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Mr. Dabageed...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga “SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Senatorka la doortay Xasan Xuseen Xaaji oo booqasho ku jooga Dalka Turkiga ayaa kula kulmay Dhiggiisa Dalkaas Xarunta...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SALAADDA JANAASADA KU TUKADAY ALLE HA U NAXARIISTEE MARXUUM MAXAMED CUMAR SAALIXI

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka ku tukaday salaadda janaasada ee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi oo lagu aasay...

Ugu Akhris Badan