Wararka

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ...

Marwada koobaad ee dalka oo kulan la qadatay qaar ka mid ah haweenka Musahariixan Golaha Shacabka “SAWIRRO”

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo kulan la qaadatay qaar ka mid ah haweenka musharaxiinta ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa...

Guddiga doorshada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle oo soo saaray jadwal doorasho

Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray jawdalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee BFS ka soo gelaya HirShabeelle, taas oo la...

RW Rooble oo xilka ka qaaday wasiirkii amniga, wasiir cusub-na magacaabay

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya  Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur ugu magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya. Sidoo kale...

Taliban oo soo dhistay dowlad ay ugu magac dartay ‘Imaaradda Islaamiga ah ee Afghanistan’

Ururka Taalibaan ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay dowlad cusub oo ay ugu magac dareen “Dowladda Imaaradda Islaamiga ah ee Afghanistan” Waxaana dowladan madax...

Ugu Akhris Badan