Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Suldaan Cumar Suldaan Maxamed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...

Doorashada qaar kamid ah kuraasta Aqalka Sare oo ka dhaceysa Jowhar

Maanta oo Talaado ah ayaa waxaa lagu wadaa in Xildhibaannada Baarmaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ay doortaan Xubno kamid ah Xildhibaannada Hir-Shabeelle ku matala Aqalka...

R/Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal...

Gabar Soomaali ah oo ka mid noqotay baarlamaanka dalka Norway

Gabar Soomaaliyeed ayaa noqotay qofkii ugu horeeyey ee Afrikaan ah ee loo doorto xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalka Norway. Haweenaydaas oo la yiraahdo Marayn Cabdi...

Gabar Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigtay munaasabad lagu casuumay dadka ugu caansan dunida

The Met Gala - oo ah mid ka mid ah dhacdooyinka ugu waaweyn dunida oo ay ka soo qayb galaan dad badan oo caan...

Ugu Akhris Badan