Wararka

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Daah furay Kulan ka doodis iyo soo bandhigid ah oo ku aadan Miisaaniyad Sanadeedka 2021+(SAWIRRO).

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid ayaa xarunta Madaxtooyada Galmudug ka daahfuray kulan ay soo agaasintay wasaaradda maaliyadda Galmudug kaasoo ku saabsan...

Barlamaanka Hirshabeelle oo meelmariyay waxka badalka muddo xileedka Barlamaanka iyo xukuumadda+(SAWIRRO).

Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 10-aad ee baarlamanka dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta ka qabsoomay caasimada Hirshabelle ee jowhar Kulanka oo uu shir guddoominayey gudoomiyaha baarlamanka Hirshabelle...

Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyay Dalka Turkiga+(SAWIRRO).

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur  oo casuumad Rasmi ah ka heley dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Abdulhamit...

Dowladda Soomaaliya oo heshiis Deyn_Cafin ah la saxiixatay Dalalka England, Denmark iyo Netherlands.

Wasiirka maaliyadda dowladda Soomaaliya Dr. Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa ku saxiixay heshiis yada Deyn_Cafinta oo hore ay u soo saxiixeen masuuliyiinta dalalka ku...

UK iyo France oo ku heshiiyay in la furo marinka badda ee u dhaxeeya kadib 48 saac oo uu xirnaa

UK iyo faransiiska ayaa isku afgartay in la furo xuduuda marinka badda ah ee u dhaxeysa taas oo xirneyd ilaa habeenkii Axada aynu soo...

Ugu Akhris Badan