Wararka

MADAXWEYNAHA JUBBALAND OO QAABILAY WAFDI KASOCDA BEESHA CAALAMKA “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi kasocda beesha Caalamka. Wafdiga waxaa kamid ah wakiilka gaarka ah ee...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Madaxweynaha Iyo maamulka Koonfur Galbeed “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayey...

Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha XFS oo Muqdisho ka daah furtay Istraatiijiyadda Maamulka Khayraadka Biyaha ee Qaran “SAWIRRO”

Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daah furtay Istraatiijiyadda Maamulka Khayraadka Biyaha ee Qaran, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirro,...

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddoomiyaha Gobolka Nugaal

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 29 ee 2da October 2021, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka...

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo Garowe ka dhagax dhigtay xarunta Cusub oo Hooyada iyo dhalaanka “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka dawlad Gobaleedka Puntland ayaa galabta xaafada Halgan ee magaalada Garowe ka dhagax dhigtay xarun cusub oo hooyada iyo dhalaanka ah. Xaruntaan ayaa waxaa...

Ugu Akhris Badan