Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo shir guddoomiyay kulanka amniga “SAWIRRO”

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga.. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa warbixin ka...

Hay’adda Istaatiitilada Qaranka Soomaaliya oo maanta Daahfurtay Sahanka Qoyska Soomaaliya

Daahfurkaan oo ay ka soo qeyb galeen Mas’uuliyiin ka socotay qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda iyo Maamul Goboleedyada ayaa lagu soo bandhigay hanaanka...

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho labo maalmood qaadatay oo uu magaalada Addis...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Dhigiisa Qatar oo si wada jir ah u shir guddoomiyay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Dhigiisa Qatar ayaa wada jir u guddoomiyay kulan xubnaha Wasiirrada ah ee qeybta ka...

Munaasabad looga hadlayay Istiraatiijiyada kobaca dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabadaan ayaa waxaa soo agaasimay Guddiga dhaqaalaha Qaranka Soomaaliya ayaa diirada lagu saarayay qorsheynta kobaca dhaqaalaha Soomaaliya 30-ka sano ee Soo aadan, waxaana ka...

Ugu Akhris Badan