Wararka

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo “SAWIRRO”

Wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Somaaliyeed Jeneraal Odowa Yuusuf Raage ayaa safar Ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel Gaarka u ah...

Safiirka Soomaaliya ee Biljimka oo nuqul ka mid ah warqadihiisa aqoonsiga danjirennimo laga guddoomay

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Biljimka iyo Midowga Yurub, Mudane Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde), ayaa shalay oo Khamiis ahayd Caasimadda Brussels nuqul ka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo booqday safaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa booqday xarunta safaaradda Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Dooxa ee dalka Qatar,...

Wasaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo maanta daahfurtay hirgalinta Siyaasadda arrimaha Bulshada

Waaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  ayaa maanta daahfurtay kulan weyne looga hadlayay hirgalinta siyaasadda Arrimaha Bulshada. Kulanka oo ay ka qeeybgaleen Dawlad...

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo maanta magacaabay Wasiirro cusub

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada, iyada oo Baarlamaanka la horgeeyay ayna ansixiyeen. Saddex xubnood oo ka tirsan...

Ugu Akhris Badan