Wararka

Masjid ku yaalla Afgaanistaan oo qarax lala beegsaday

Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay 13 kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo ,kadib markii qarax lala beegsaday masaajid ay leeyihiin Shiicada oo ku yiillay...

Daah furka buuga nabadda oo Gaalkacyo lagu qabtay

Waxaa maanta oo Jimcaa magaada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabada daahfurka bandhiga buuga nabadda Gaalkacyo. Munaasabada ayaa Waxaa Ka soo qeybgalay xubno katirsan golaha wasiirada Dowlad...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka wada Sh/Dhexe

Taliyaha qeybta 27-Aad ee ciidanka xoogga dalka Generaal Maxamed Axmed (Tareedisho) oo kormeer shaqo ku marayay fariisimaha ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin gobolka...

Wasiirka Maaliyadda oo aaladda fogaan aragga uga qeybgalay shirka Wasiirada Maaliyadda Afrika

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda ee Afrika, kaasi oo...

Wasiirka Dekadaha Soomaaliya oo gaadiid ku wareejisay Jubbaland “SAWIRRO”

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Maryan Aweys Jaamac iyo wafdi ay hogaaminayso ayaa waxaa garoonka Diyaadaha ee Sayid Maxamed...

Ugu Akhris Badan