Wararka

Culima Awdiinka Ahlu sunna oo war ka soo saaray dagaalkii Guri Ceel  ka dhacay todobaadkii hore ”SAWIRRO”

Shirkan oo ay Guri Ceel ku yeesheen Culima Awdiinka Ahlu-sunna Waljameeca ayay kaga hadleen dhibaatadii ka dhalatey dagaalkii Guri Ceel  ka dhacay todobaadkii hore,...

Fursad Shaqo oo ka banaan Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Buslahada

  Wasaaradda:                   Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Buslahada Waaxda:                          Maamulka & Maaliyadda Jagada:                                        Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Goobta Shaqada:            Mogadishu, Soomaaliya   DULUCDA: Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Buslahada...

Degmada Shibis oo u soo baxday kamadanbeesta Tartanka kubada gacanta

Degmada Shibis ayaa u soo baxday kama dambeysta tartanka kubbadda Gacanta ee Degmooyinka iyo deegaanada Gobolka Banaadir 2021. Degmada Shibis ayaa Degmada Warta Nabadda uga...

Taliyaha Ciidanka xoogga oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Guri-Cel

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janeraal Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha Guutada 15-aad iyo Taliyaha qaybta 21-aad ayaa la kulmay odayaasha iyo...

Qoorqoor oo digniin u diray maleeshiyaadka Ahlusunna

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa fariin adag u diray Ururka hubeysan ee Ahlusunna. Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in kooxo hubeysan aysan ka aqbali...

Ugu Akhris Badan