Wararka

DEG DEG: Tartankii Doorashadii madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabatay.

Waxaa gordhaw ka bilaabatay  Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho doorashadda xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartami doonaan ilaa dhowr musharrax kuwaas Oo gaaraya...

TOOS: DAAWO doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabatay.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartamayaan in ka badan...

TOOS: DAAWO doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo goor dhaw bilaabanaysa

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartamayaan in ka badan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ugu hambalyeeyey dhallinyarada Soomaaliyeed Maalinta SYL ee 15 May

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-Ka May oo ku beegan aas-aaskii ururkii gobanimo doonka...

MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo taallada halgameyaashii SYL kaga qayb galay munaasabad lagu xusayey 79 guurada ka soo wareegtay aasaaska...

Ugu Akhris Badan