Wararka

Madaxweyne Qoor-Qor oo hambalyo u diray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay lagu doortay Muqdisho.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha cusub ee JFS mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo noqonaya madaxweynihii 10aad ee ...

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in aysan jiri doonin wax aar-goosi siyaasadeed ah.

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo khudbad kooban jeediyay kadib markii uu ku guulaystay xalay xilka madaxweynaha Somalia...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO U HAMBALYEEYEY WALAALKIIS XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LOO DOORTAY XILKA MADAXWEYNAHA JF

Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey walaalkiis Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay xilka Madaxweynaha dalka...

Raisulwasaare Rooble oo u Hambalyeeyey Madaxweyne Hassan sheikh maxamuud.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Raisulwasaraha Dalka mudane Mohamed Hussein Rooble ayaa lagu yiri-Waxaan u hambalyeynayaa madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...

Xildhibaanada BFS oo caawa Doortay Madaxweyne Hassan sheikh maxamuud.

Doorasho xiiso badneed oo caawa ka dhacday Teendhada afisyooni  saacado badana qaadatay Ayaa waxaa ku soo baxay loona doortay Madaxweynaha Jamuuriyadda federaalka Soomaaliya Hassan...

Ugu Akhris Badan