Wararka

DHAGEYSO:Maamulka Jubbland oo Magaalada Kismaayo ku xiray Nin faafiyay Warar been abuur ah,Cadaaladana horkeenaya.

Ciidanka Booliska Maamul goboleedka Jubbaland qaybta gobolka Jubada Hoose ayaa  warbaahinta u  soo Bandhigay nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Cabdullaahi Nuur oo...

Wasiirka Arrimaha Debedda ee Turkiga oo 15 sano ka dib, booqasho rasmi ah ku tegey Israel.

QUDUS — Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa Arbacadii booqasho ku tegey Israa'iil, taasoo qayb ka ah dadaallada la doonayo in lagu hagaajiyo...

Madaxweynaha JFS iyo xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo kawada hadlay iskaashiga labada dal.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony J. Blinken iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wada hadlay khadka isgaadhsiinta, iyadoo Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo caawa Qaabilay Danjiraha dalka Taliyaaniga Amb Alberto Vecchi.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar...

SAWIRRO:Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha ee Soomaaliya oo la kulmay Guddiga Gurmadka Abaaraha.

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bin-aadannimada iyo gurmadka abaaraha ee Soomaaliya Mudane Xildhibaan Abdirahmaan Abdi Shakuur  ayaa la kulmay Guddiga...

Ugu Akhris Badan