Wararka

Guddiga doorashooyinka heer federaal oo sheegay inuu isbedel ku yimid jadwalka doorashooyinka Golaha Aqalka Sare.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal (GHDHF) wuxuu daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka ku wargelinayaa in isbaddal uu ku yimid jadwalka doorashooyinka Golaha Aqalka Sare ee horey...

Xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo kormeeray Gaadiidka booliska+(SAWIRRO).

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal iyo xubno ka tirsan Guddiga Amniga Doorashooyinka ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Gaadiidka Booliiska, halkaas oo loo asteeyay...

Xulka Banaadir oo u soo gudbay kulanka kama dambeysta ah ee tartanka maamul Goboleedyada+(SAWIRRO).

Kulanka ka tirsan tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ka soconaya magaalada Muqdisho, isla markaana ah kulanka afar dhamaadka ee...

Wasiirka Maaliyadda oo saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay kala hadlay qarashaadka ku baxaya doorashooyinka+(SAWIRRO).

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa shaaca ka qaaday in aaladda fogaan aragga ay shir kuwada qaateen mas’uuliyiin ka...

Booliska oo gacanta ku dhigay nin lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay fal dil ah oo ka dhacay Caabudwaaq+(SAWIRRO).

Taliska booliska Degmada Caabudwaaq ayaa gacanta ku soo dhigay nin lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay falkii dilka ahaa ee loo geystay marxuum Ubax...

Ugu Akhris Badan