Wararka

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha abaaraha oo ka hadlay xogta iyo warbixinada, uu ka aruuriyay xaaladda abaaraha dalka.

WAR-SAXAAFADEED Baaq ku aaddan Xaaladda Abaaraha ee Dalka. Muqdisho, May 30, 2022 – Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha,...

Israa’iil oo muwaadiniinteeda uga dhigtay in ay u safraan Turkiga

Israa’iil ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Turkiga, iyadoo sabab uga dhigaysa hanjabaadda Iran ee ah inay u aargudi doonto dilkii toddobaadkii hore...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweyne Hassan sheikh u qaabilsan Abaaraha oo la kulmay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Turkey ee Soomaliya...

Guddiga gurmadka Abaaraha iyo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulmay.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md. Cabbdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee uu...

SAWIRRO:Wafdi uu Hogaaminayey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo Haatan Gaaray Magaalada Baydhabo.

Magaalada Baydhabo ee Caasimada Gobolka Baay Maanta waxaa gaaray Wafdi uu Hogaaminayey Agaasimaha Guud Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Shekh Maxamuud .     Wafdigaan waxaa qeyb ka...

Ugu Akhris Badan