Wararka

Wasiirka Beeraha Galmudug oo Magaalada Dhuusamareeb ka dhagax-dhigey dhismaha xafiisyada Cusub ee wasaaraddaasi.

Wasiirka Wasaaradda beeraha, dhirta iyo daaqa Galmudug, AxmedNuur Xaaji Cusmaan oo Ay wehliyaan Gudoomiye kuxigeenka 1-aad Baarlamaanka Galmudug Cabdulahi xirsi, Agaasimaha guud ee wasaraddaha...

SAWIRRO:Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Hassan sheikh maxamuud oo gaaray Maanta Magaalada Dhuusamareeb.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dowladd goboleedka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo ay qayb ka ahayeen Xildhibaano Fadaraal ah,Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada Somaliya ayaa...

DAAWO:Ciidamada Xoogga dalka oo Maleshiyaad katirsan Argagixisada Al-shabaab ku laayey gobolka Hiiraan.

MUQDISHO-1-6-2022-Ciidanka xoogga dalka ayaa jab xooggan gaarsiiyay Maanta  maleeshiyaadka kooxda Argagaxisada ah ee Al shabaab oo ku sugnaa deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan si...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  iyo Saraakiil kale oo Maanta safar ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Odowa Yuusuf Raage  iyo Saraakiil kale ayaa Maanta safar Howlo shaqo ah ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey...

DAAWO:Dowladda Soomaliya oo doomaha iyo maraakiibta yaryarka ah uga digtay inaysan tagin meelaha fog fog ee gudaha badda .

MUQDISHO-1-6-2022-Agaasimaha guud ee wasaaradda dekedaha iyo gadiidka badda XFS Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur) "oo warbaahinta la  hadlay  ayaa sheegay in maanta uu bilaawday xillaga...

Ugu Akhris Badan