Wararka

Ciidanka Kumaandooska Danab oo gobolka Shabeelada Hoose ku qabtay Argagixiso katiran Al-shabaab.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Ururka 4aad Guutada16aad  ee Kumaandooska Danab Ee XDS Ayaa Howlgal Qorsheeysan Oo Lagu Baacsanayo Maleeyshiyada Naflacaariga Ah Ee Al-Shabaab Ka sameeyay Deegaano katirsan Gobolka...

Dowladda UK oo sheegtay in ay hub u diri doonto Ukraine.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022:-Xoghayaha gaashaandhigga ee waddanka Britain, Ben Wallace, ayaa waxa uu ku dhawaaqay in UK ay tiro aan badneyd oo ah hubka laga rido gantaallada...

Madaxweynaha maamulka Galmudug oo caawa guddomiyey kulan ay yesheen Golaha Wasiirada Maamulkaas .

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug, iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha, Federaalka iyo Dib uheshiisiinta Galmudug...

Haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud ayaa meydkeeda galabta laga soo saaray Suuliga xaafad ka tirsan magaalada Baydhabo.

Haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud ayaa meydkeeda galabta laga soo saaray Suuliga xaafad ka tirsan magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, kadib baaritaan socday maalmihii...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta kormeer indha indheyn ah ku tagay xarunta weyn ee Baarlamaanka JFS..

Muqdisho June 05,2022-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kormeer indha indheyn ah ku tagay xarunta weyn...

Ugu Akhris Badan