Wararka

DAAWO:Dad kasoo barakacay abaaro ka jira qaar ka mid ah deegaanada dowladd goboleedka Koofur Galbeed oo gaaray Magaaladda Xudur.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:48dii  saac ee lasoo dhaafay dad u badan waayeel iyo Haween caruurtooda dhabarka ku sida ayaa gaaray kaamka doonfelye oo ka mid ah kaamamka...

SAWIRRO:Madaxweyne Qoor-Qoor oo Magaalada Cadaado u gaaray dhisida Golle Deegaan oo Magaaladas yeelato.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa safar dhulka ah ku gaaray degmada Cadaado ee Gobolka...

DAAWO:Maxkamada darajada 1aad Ee ciidamada qalabka sida Qeybta 27aad oo maanta xukuno ku riday Askar katirsan Ciidamada Dowladda.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Maxkamada darajada 1aad Ee ciidamada qalabka sida Qeybta 27aad ayaa maanta xukuno kala duwan kuriday Afar  eedeysane oo uu xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka...

Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga DalkA oo Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Mid ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Argagixisada Al-shabaab

MUQDISHO-6-6-2022:Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Cabdiraxmaan Baraka Xasan oo Magaca afgarashadiisu ay tahay(Lagooye) kaasi oo...

SAWIRRO:Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo maanta la kulmay safiirka Wadanka Libya.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaliya Abdirahmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay safiirka wadanka Libya Yusuf Katim Al Kaylaani iyo Cali Madkuur Maxamed...

Ugu Akhris Badan