Wararka

Hindiya oo cadho diplomaasiyadeed la kulantay ka dib aflagaadadii loo geystay Islaamka

MUQDISHO-JUUN 7-6-2022-:Dawladda Hindiya ayaa la baaxaa degaysa sidii ay u xakameyn lahayd cadhada diplomaasiyadeed ee ka imanaysa dalalka Islaamka taas oo ka dhalatay hadallo...

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha oo caawa kulan la qaatay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaliya.

Muqdisho June, 06, 2022 – Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda...

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha oo kulan la qaatay madaxda ugu saraysa ha’yadaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ka hawl-gala.

Muqdisho June, 06, 2022 – Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah la...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaliya oo maanta la kulmay danjiraha dalka isu-tagga Imaaraadka carabta.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la yeeshay danjiraha dalka isu-tagga Imaaraadka carabta Amb. Mohamed...

DAAWO:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay xubno kamid ah gollaha wasiiradda Maamulkaas

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay xubno kamid ah gollaha wasiiradda Maamulkaas kadbib markii inta badan wasiiradii...

Ugu Akhris Badan