Wararka

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo u Ambabaxay Dalka Imaaraadka Carabta.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBABAXAY ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA Muqdisho, Juun 19, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...

SAWIRRO:- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka oo kormeeray Tababar u socda qayb ka mida shaqaalaha Wasaaraddaas.

MUQDISHO-JUUN-19-6-2022-:Tababarka oo la xariira kor u qaadista Aqoonya Shaqaalaha Wasaarada ayaa waxaa fulinaya Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Gaadiidka, waxaana uu kusoo beegmay xili baahi...

DHAGEYSO:Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo wajahaysa Xaalad halis ah.

MUQDISHO-JUUN-19-6-2022-:Isbitaalka Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa wajahaya Xaalad halis ah, Agaasimaha Isbitaalka Dr Yaxye Cabdi Garruun oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka ayaa u...

DEG:DEG-:Madaxweynaha Hiirshabelle oo xilalkii ka qaaday Wasiiro katirsan maamulkaas.

Muqdisho 18, June, 2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilalkii ka qaaday Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshahada Mudane Yaxye Ismaaciil Maxamed...

Maareeyaha Maamulka & Amniga Garoonka Aadan Cabdulle Cabdinaasir Maxamuud Gureey iyo Safiirka Mareykanka Soomaaliya Larry Andre oo ku Kulmay Gudaha Garoonka.

Maareeye Cabdinaasir Maxamuud Gureey oo ay wehlinayeen Maareeye Ku Xigeenka Maamulka Guud & Amniga Garoonka Aadan Cabdulle iyo Taliyaha Saldhigga Airport-ka ayaa kulan kula...

Ugu Akhris Badan