Wararka

Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ugu baaqay Wadamada Carabta inay garab-istaagaan Soomaaliya si wax looga qabto abaaraha ku dhuftay dalka

Muqdisho, July 02, 2022 - Siihayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa hadal...

Xildhibaanada Golaha shacabka BFS ayaa galay fasaxa Xajka iyo Ciidul Adxa.

Muqdisho,2,7,2022:Xildhibaanada Golaha shacabka BFS ayaa galay fasaxa Xajka iyo Ciidul Adxa. Qoraal lagu baahiyey barta Fecebooka ee Golaha shacabka ayaa waxaa xildhibaanada lagu wargaliyey in...

Ciidanka Kumaandooska Gor-gor oo burburiyey fariisimo argagixisada Al-Shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga degmada Aw-dheegle

MUQDISHO,2-7-2022-:Ciidanka Kumaandooska Gor-gor ee XDS, ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo ay nabadiidka argagixisada ah ee Al-Shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga degmada Aw-dheegle. Howlgalkaan...

In ka badan 120 neef oo geel ah oo maanta ku le’day duleedka magaalada jigjiga kadib markii geed sumaysan ay daaqeen

MUQDISHO-2-7-2022-:In ka badan 120 neef oo geela ayaa ku le’day duleedka caasimadda Jigjiga ee dowlad degaanka gobolka soomaalida itoobiya , sida ay sheegtay warbaahinta...

Ergayga madaxweynaha JFS u qaabilsan abaaraha oo maanta shirka golaha wasiirada jaamacada carabta horgeynaya warbixin ku sabsan abaraha dalka ka jira

Muqdisho, Luuliyo 2,2022: Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Abaaraha  Cabdiraxman Cabdishakur, ayaa maanta ka qeybgalayo shirka Wasiirada Jaamacada Carabta oo looga...

Ugu Akhris Badan