Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheikh Aadan Madoobe oo maanta la kulmay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan dalkeenna

Muqdisho Luulyo 19,2022,Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo maanta qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda Finlad u qaabilsan arrimaha nabadaynta geeska Afrika

MUQDISHO-19-7-2022-:Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda Finlad u qaabilsan arrimaha nabadaynta geeska Afrika Mudane Suldaan Saciid...

[MUQAALO &SAWIRO] Dowladda Soomaaliya oo maanta Gargaar Raashin ah u dirtay Degmada Buurdhuubo

MUQDISHO-19-7-2022-:Wasaradda Gargaarka XFS ayaa maanta gargaar Raashin ah  u dirtay Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya taas oo kamid ah dhulka sida...

[DHAGEYSO]Deegaano ka tirsan Gobalka Mudug oo laga soo sheegayo Xaalad adag oo dhanka Nolasha ah

MUQDISHO-19-7-2022-:Bulshada ku nool Deegaanka  Galgalad ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaalado Nolal xumo oo ka jira Deegaankaas kuwaa soo saamayn ku yeeshay Dadka iyo...

[MUQAALO &SAWIRO]Wasiirka Arimaha gudaha Galmudug oo gaaray Magaalada Galinsoor

Muqdisho-19-7-2022:Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Maamul goboleedka Galmudug ayaa Maanta  gaaray Magaalada galinsoor ee gobalka galguduud.   Ujeedka Wafdigaan Ee  gaaray Magaalada Galinsoor ayaa ah...

Ugu Akhris Badan