Wararka

Maxkamadda Ciidanka Oo Xukun Dil ah ku Riday Askari Dilay Qof Danyar Ah.

Maxamed Aadan Maxamed Cali “Gaduudow” ayaa loo soo xeray Dilka Allah Unaxariiste Marxuum Saciid Xasan Shiiqow 29-kii April Sanadkan. Galab, Bishii Ramadaan ee ina dhaaftay...

??’????? ??????? ????? ?? ???? ??????????? ??????? ?????????? ?????????? ??? ?????? ???????? ??? ??????? ??????? ??????

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Afrika ee...

Jarmalka oo 5 milyan oo Dollar ugu deeqday Soomaaliya.

Dowladda Jarmalka ayaa Soomaaliya ugu deeqday 5 milyan oo doolar si kor loogu qaado awoodda dalka uu u leeyahay in tallaal nafo lagu badbaadinayo...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka sameeyay Shabellaha Hoose.

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka leego &yaaq bariweyne ee Gobolka Shabellaha Hoose Taliyaha ururka 64-Aad Ciidanka xoogga Dalka Cali Cabdullaahi...

Madaxweyne Ahmed madoobe oo la kulmay wakiilka hay’ada UNICEF ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada maamulkaasi ku qaabilay wakiilka hay’ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa ElFadil Saeed...

Ugu Akhris Badan