Wararka

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha, oo u kuur galay xaaladda dad kusoo barakacay magaalada Muqdisho

Muqdisho, Luulyo 31, 2022:- Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa u kuur galay xaaladda dad kusoo barakacay...

Guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka oo kormeeray Xafiisyada Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Maxkamadda Rafcaanka Gobolka-Banaadir iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir

Muqdisho-31-7-2022:-Gudoomiyha Maxkamadda Sare ee dalka, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Gudoomiyaha maxkamadda gobalka Banaadir ayaa si wada jir ah kormeer ugu sameeyay howlaha kala...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR USOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEENNO KA TIRSAN CXDS

Muqdisho, Luuliyo 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay James Swan

Muqdisho-31-7-2022:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay u...

Jubbaland oo magacowday guddiga qaban qaabada aaska Alle ha u naxariistee Wasiirkii arimaha Gudaha maamulkaas oo shalay geriyooday

MUQDISHO-31-7-2022-:Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada aaska Alle ha u naxariistee Wasiirkii arimaha Gudaha Federaalaynta...

Ugu Akhris Badan